W/Q: Sakariye Cabdixakiin Maxamed (MIIDO)
Waa fiid aad moodo gawaadhidii magaalada in ooda laga
qaaday, hadba guuxa,qiiqa iyo boodhka ay ki ciniyaan waxa ay jeeniga ku
qaadayaa dadka intii lugta maalaysa ee socodka miciinsanaya. Dadku kala waayo
duwane fiidkani waa fiid baas oo u soo galay wajiga ayuu dadbayaa waxa u hoosta
ka caayayaa gawaadhida sida xawligaa ku dhaafaysa ee siigada iyo boodhka
indhaha kaga saydhaya oo isaga...............Tuesday, October 7, 2014
Wednesday, October 1, 2014
Sheeko: Hagrashada hablaheena iyo hu’ la’aanta hankeena!
sheekaddii kaalinta Saddexaad ka gashay tartankii sheeko iyo shaahid 2014
W/Q: Nasra Cali
Nuux
Waxa ay ahayd hillaadii
dabayaaqadii qarnigii tagay. Waxa aanu ahayn qoys ka kooban todoba qof; saddex
wiil, saddex gabdhood iyo hooyaday. Alle ha u naxariistee aabahay waxa uu dhintay
anaga oo aad u yar yar maanaan lahayn adeer na kafaaalo qaada oo noo gala kaalintii
aabahay. Aniga iyo dhammaan carruurtayadu waxa aanu dhigan jirnay dugsiyada ku
yaal gobolka gabiley. Maanaan lahayn ilo dhaqaale oo iskuulka naga wada kaafisa
dhammaantayo, xitaa kharashaadka kale iyo quutal daruuriga ayaa aad noogu adkaa.
Hooyaday waa Xaddiyo oo
waxa ay aad ugu adadagtahay............
Sheeko: "Aheey!! Bal Maxaan U Xasuustay"
sheekaddii kaalinta koowaad ka gashay tartankii sheeko iyo shaahid 2014
W/Q-
Axmed-yaasiin
Rashiid Cabdi (Laba-laba).
Xatabada hore ee gurigayga oo laba qol
ka kooban ayaan fadhiyey, dhinaca galbeed oo laydh qabaw yar wadataa ka soo dhacaysaan
ujeeday. Gacanta waxaan ku haystay sigaar aad u gaaban oo qiiq si u dhuubani ka
baxayo. Hadba mar ayaan nuugayaa, dabeed intaan gafuurka cirka u taago naqas uuro
madaw wata hawada ku afuufayaa, oo aan aagga wasakhaynayaa.
Maankayga iyo maskaxdaydaba waxaa ku
soo noqnoqonaysa..........
Subscribe to:
Posts (Atom)