Thursday, October 17, 2013

HAMBALYO: MUNAASIBADDA CIID AL-ADXA

       HAMBALYO: MUNAASIBADDA CIID AL-ADXA

 BAHDA HAL_ABUURKA  IYO QORAALKA EE (HAL-QOR) WAXA AY MUNAASIBADA CIIDUL

Sunday, October 6, 2013

Af-soomaali: Af dadkiisu aaseen!



Af-soomaali: Af dadkiisu aaseen! – W/Q. Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan “Raageh”

“Bal Hooyo fartana waan aqaan haddana ma garannayo warqaddan lacagtii la iga qaadday inay ku qoran tahay iyo in kale’e bal ii eeg, ma af jarmal buu ku qoray wiilku?
Eegay oo akhriyey, gartay inay qaan-sheeg tahay, laakiin

Friday, October 4, 2013

Hargaysa: magaalo aanay biyuhu wada gaadhin

                   Hargaysa: magaalo aanay biyuhu wada gaadhin.
                                    W/Q:Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan ‘RAAGEH’
Iyada oo uu madaxweyne silaanyo magacaaabay wasiir iyo wasaarad loo gaaryeelay biyaha ayaa haddana aanay biyuhu wada gaadhin magaaladda caasimadda ah ee Hargeisa.
Noloshu waa biyaha, la,aantoodna

Nabsi

Sheeko fanneed: Nabsi  
W/Q: Khaalid Ismaaciil Yuusuf (Muumin)
Illaa yarraantaadii, markii aad caagadda yar xambaaran jirtay, anna inta aan ordo ayaa aan buskud usoo iibin jiray. Haddii aad hooyo u ahayd anna

Wednesday, October 2, 2013

Hambalyo

Waa Maalintii Qalin Jabinta Nasra Cali Nuux Jaamacadda Hargeisa

Maqaal:waxyeelada Wadka waddada


waxyeelada Wadka waddada
Waa qalinkii: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago Cade
Waxa maalinba maalinta ka dambeysa isa soo taraysa khatarta iyo dhibaatooyinka ay gaadiidku ku hayaan bulshada ee dhinaca shilalka oo sababa dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed intaba.
Iyadoo ay taasi jirto ayaa

Waa qalin jabintii Cabdimajiid Maxamed Axmed



Tuesday, October 1, 2013

Hambalyo


Hambalyo
Guddoomiyaha bahda hal abuurka iyo qoraalka Hal-Qor KHadar Xuseen Daahir (Hayl), Guddoomiye ku xigeenka Maxamed Fu’aad Xasan (Dhago-Cadde), Xoghayaha guud Cabdishakur Axmed Cabdi (Raageh) iyo dhamaan

Shaqo waa abtirsiimee, Yaa shahaaddo aqoonsan!!


Shaqo waa abtirsiimee, Yaa shahaaddo aqoonsan!!
W/Q: Maxamed fuaad Xasan Dhago-cadde
Shahaaddoy magacaa ba. Wixii aan hanti lahayn iyo wakhtigayga dhamaantii markii la igu dhameeyay ee shaqo aan u dhaqaaqay sharci baan u arkaayoo in shahaaddo timaadiyo shuruudan

Sheeko Gaaban: Waar raggii maye!!!



Sheeko Gaaban: Waar raggii maye!!!
Afrikaan, Carab iyo Yurubiyaan waxay ahaayeen saddex nin oo saaaxiib ah, dan baddana ay iskaga xidhnayd.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa ay saddexdoodii kulan iskugu yimaadeen, waxaanay kawada hadleen danta ay isku qabaan iyo waliba sidii loo sii xoojin lahaa.
Markii kullankii gorfaynta ahaa....

Maqaal: Bixinta Darajooyinka Ciidamada, Guul U Soo Hoyatay Somaliland


Bixinta Darajooyinka Ciidamada, Guul U Soo Hoyatay Somaliland
Waa Qalinkii: Maxamed Fu’aad Xasan (Dhago-Cadde)
Bixinta darajadda ciidammadda ayaa ahayd tallaabo horumar leh oo ay qaadday xukuumadda maanta taladda dalka haysaa, waana guul u soo hoyatay gabi ahaanba shacabka dalkan Somaliland.
Ugu horeyn waxaa markii u horreysay

Maqaal:Soo Dhawayntii Samatar Iyo Sida Aan U Arko



Soo Dhawayntii Samatar Iyo Sida Aan U Arko
Waa qalinkii: Maxamed Fu’aad Xasan (Dhagocade)
Inka badan dhawr iyo labaatan sano oo uu aaminsanaa mabda’a Somaliweyn ayaa uu hadana dib ugu soo laabtay dalka Somaliland isaga oo aan weli cadayn inuu gebi ahaanba badalay mawqifkii iyo aragtidiisii ku waajahnayd somaliweyn.
Taasi

Maqaal: Somaliland iyoSooyaalkeediiSiyaasadeed


Somaliland iyo Sooyaalkeedii Siyaasadeed


Dalkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa?
Waa Qalinkii: Maxamed Fu’aad Xasan (dhago-cade)


Waxay ahayd 18 May sanadkii 1991markii mar labaad dadka dalkan Jamhuuriyada soomaaliland u soogacangashayxoriyadoodiiluntaylixdankii, talaabadaasookutusaysa in dib ulasoonoqoshada Somaliland ahaydgo’aanshacabiyoxukuumad. Taas ooaandoonayoinaan maqaalkan kooban kuiftiimiyosooyaalkiisiyaasadeedee Somaliland.

 Ugu horeyn waxaa is weydiin mudan xagee ayay u dhaqaaqday Somaliland wixii kadambeeyay 1991 kii?