![]() |
| Ka fikir dalkaaga hooyo sidaad horumar u gaadhsiin lahayd |
Ifka uuga soo baxay Anigoon anfaco baran
Neecawdiisa uduga leh Kii igu canqariyoow
Arligeygoow
Inaan kuu adeegoon
Aduunyada intaan jiro Waajibkayga oofshaan
Axdi kuugu marayaa Arligeygoow/Somaliland

No comments:
Post a Comment