W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-Cadde
Ereyadan
aan hoos ku xusi doonno ayaa ah kuwo inta badan loo isticmaalo warbaahinta iyo
goobaha shirarka ama khudbadaha madaxda qaarkood jeediyaan, waana kalmaddo
maqalkoodu kusoo noqnoqdo dhagaha dadka, kuwaas oo aan odhan karno waa reer
hebel baanu nahay oo la casriyeeyay ama marka aad maqasho cid leh aad si fudud
u aqoonsanayso cidda hadlaysa iyo qabiilka hadlaya ama shiraya. Waxaan u kala
saaray heerar kala duwan sida heer jihooyin loo adeegsado, heer xaafad loo
isticmaalo, heer degmo ahaan loo soo qaato, heer gobol
ahaan loogu dhigo iyo
heer qaran ahaan ama si guud loogu isticmaalo.
Heer
Jihooyin:-
1.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha
koonfurta Hargeysa
2.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha bariga
Hargeysa
3.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha waqooyiga
iyo galbeedka Hargeysa
4.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha bariga
iyo koonfurta Hargeysa
5.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha bariga
Burco
6.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka beesha galbeedka
Burco
Heer
Xaafad:-
1.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka xaafadda Axmed
Dhagax
2.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka xaafadda 26
Juun iyo Ibraahim Koodbuur
3.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka xaafadda gacan
libaax
4.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka xaafadda Maxamuud Haybe/Maxamed Mooge
5.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka xaafadda 31 may
Heer
Dagmo:-
1.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ Aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka degmada
Salaxlay
2.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ Aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka degmada
Sabo-wanaag
3.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ Aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka degmada Faro-weyne
4.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ Aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka degmada
War-cimraan
5.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ Aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka degmada
Buuhoodle
Heer
Gobol:-
1.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Saaxil
2.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolada Awdal
iyo Selel
3.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Sool
4.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Gebilay
5.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka
Daad-madheedh
6.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Saraar
7.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Hawd
8.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Badhan
9.
Salaadiinta/
dhalinyarada/ aqoonyahanka/ waxgaradka/ siyaasiyiinta/ haweenka gobolka Taleex
Heer
Qaran ama si guud:-
1.
Beelaha
darafyada
2.
Beesha
dhexe
3.
Xaalada
deegaanada bariga Somaliland
4.
Tabashada/
Cabashada beesha galbeedka Somaliland
Afeef: Kolay inagama maqna
Qabyaaladdi oo cid u hadasha la waayi maayo, balse waxaan ka cudur daaranayaa
haday dhacdo inay dad si khaldan u fahmaan ereyadan ama ay saluug ka muujiyaan
dhulka ama deegaanada aan soo qaatay aanay u arag in aan cid meel ku yaraynayo
cidna meelo badan ku sheegayo, balse ay ujeedadaydu tahay un in aan idinla
wadaago ereyada qabyaaladda ee maanta aynu isticmaalno.
W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan
Dhago-Cadde
E-mail:
Xiinfiniin_10@hotmail.com
No comments:
Post a Comment