W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-Cadde
Wakhti
hore ayaa nin soodaani ah iyo saddex nin oo soomaali ahi kuwada noolaayeen guri
ku yaalay dalka Soodaan. Ninka soodaaniga ahi salaadda waxa uu u tukan jiray si
xidhiidh ah, wakhtigeedana muu dhaafin jirin, halka nimanka soomaalida ahi
marmar un ay tukan jireen, inta badan se aannay salaadba xageeda u kici jirin.
Ninka soodaani waxa uu aaminsanaa in uu diinta iyo dadnimadaba kaga
wanaagsanyahay nimankan ay wada joogaan
ee soomaalida ah.
Maalin
maalmaha ka mid ah ayaa ay afartii nin